Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoyska Madaxweynihii Hore ee Somaliland C/raxmaan Tuur oo  Booqasho ugu tegay Musharax  Cabdiraxmaan Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoyska Madaxweynihii 1aad ee Somaliland C/raxmaan Tuur oo  Booqasho ugu tegay Musharax  Cabdiraxmaan Cirro

May be an image of 8 people, people standing and indoor

Qoyska Madaxweynihii Koobaad Ee Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Cali Oo Booqasho Mahadnaqa Ugu Tagay Murrashaxa Xisbiga WADDANI.
Qoyska Madaxweynihii koobaad ee JSL Muj: Cabdiraxmaan Axmed CALI ayaa booqday Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed CABDILLAAHI (Cirro)
Booqashadan oo ahayd mahaqnaq ay uga mahadcelinayee doorkii Murrashax Madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Cirro ka gaystay buugga laga qoray sooyaalkii taariikheed ee Cabdiraxmaan Axmed Cali.
Xubnaha qoyska Reer Axmed Cali ayaa ka koobna jiif caaqilka guud, Xildhibaanka Golaha Wakiillada iyo xubno qoyska reer Axmed Cali ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this