Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee 2022

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16565973853432481.jpg?resize=720%

Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay miisaaniyadda dowladda ee 2022, kadib dood adag oo qaadatay sadex maalmood.

204 mudane ayaa cod gacan taag ah ku ogolaaday miisaaniyadda, halka labo xildhibaan ay ka aamustay, waxaana diiday labo mudane, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha Aqalka Hoose (Golaha Shacabka) Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee 2022 ayaa dhan $918.7M, taas oo ay Golaha Wasiirada xil-gaarsiin ansixiyeen bishii hore ee Maajo.

PUNTLAND POST

The post Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee 2022 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this