Sign in to follow this  
Deeq A.

Qiimayn lagu sameeyay jidka u dhexeeya tuulooyinka Rabaable iyo Birta-dheer ee Gobolka Nugaal

Recommended Posts

Deeq A.   
6-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda Wadooyinka Puntland Ee PHA Cabdirisaaq Maxamed Xayir iyo Injineero ka tirsan PHA ayaa Kormeer ku sameeyay wadada Rabaable-Birta Dheer ee Gobolka Nugaal

Guddoomiye ku xigeenka PHA iyo Injineerada ayaa qiimayn ku sameeyay burburka ka muuqda jidka laamiga ah si dayactir loogu sameeyo qeybaha burbursan.

Hay’adda Wadooyinka Dowladda Puntland ee PHA ayaa wada dayactirka wadada laamiga ah ee isku xirta gobolada Puntland.

Hay’adda ayaa buuxinaysa godad ka samaysmay jidka iyo buundooyinka go’ay kuwaas oo qaarkood waxyeello ka soo gaartay Roobabkii da’ay sannadihii u danbeeyay.

4-5.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 1-16.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 3-6.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 6-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 7.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 5-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Qiimayn lagu sameeyay jidka u dhexeeya tuulooyinka Rabaable iyo Birta-dheer ee Gobolka Nugaal appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this