Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya xafiiska Hanti-dhawrka guud

Recommended Posts

Deeq A.   
Puntlandta.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee dowladda Puntland ayaa saaka looga yeeray xarunta Baarlamanka si loola xisaabtamo.

Xafiiska ayaa warbixin ku saabsan shaqadiisa u jeedin doona xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo maalmahan danbe ku mashquulsan la-xisaabtanka xukuumadda.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale xafiiska Hanti-dhawrka su’aalo ka weydiin doona shaqada uu u hayo shacabka Puntland.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya xafiiska Hanti-dhawrka guud appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this