Qurac&qansax Posted June 29, 2022 Dowladda soomaaliya oo ka jawabatay eedeynta uga timid Somaliland. WWW.JOWHAR.COM June 29 (Jowhar.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa ka jawaabay eedeyn culus oo uga timid Somaliland, taasoo la xiriirta in la musuq maasuqay saamigii ay... somalia oo xajkii u qaybsatay sida loo kala danbi badan yahay 1. qeebta ugu ween Xamar 2. Hiroshabeele 3. GalMudug 4. jubaland 5. Somaliland 6. Puntland. Puntland way ku qanacday, haday reer Unuka saas danbi uga dhaqmayo, waxba kama qabaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted June 29, 2022 istafurrulah masakiinta degmooyinka wadanka jooga ha ku xad gudbin based on corruption of what few officials decided. Not trying to justify what happened here, but nepotism and corruption in the distribution of Visa’s is not very new. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted June 30, 2022 That is an eye opening headline. The matter of Hajj should be fair and clean. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 30, 2022 Alot money is being made from this, too much taxation, but SL should protest ,yes, but not stop those who planned to go Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted June 30, 2022 Soomaali uunbaa lagu arkay dad intay lacagta dadka dhacaan Xajkana tagaya Salaadana kaaga horeeya. Allow sahal amuuraha. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted July 2, 2022 ^Salaadana kaaga horeeya. Kaa garweyn. Khamiis iyo koofiyad iyo cimaamad 24/7 qaba. Quote Share this post Link to post Share on other sites