Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Shan degmo ayaa laga dabar-jaray xanuunka duumada

Recommended Posts

Deeq A.   
Caafimaadka.jpg?resize=720%2C605&ssl=1

Shan degmo oo ka tirsan Puntland ayaa laga dabar-jaray xanuunka duumada, sida ay shaacisay wasaaradda Caafimaadka Puntland.

Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa sheegay in xanuunka duumada laga dabar-jaray degmooyinkaas, oo ay ku jirto caasimadda Garoowe.

“Degmooyinka Garowe, Eyl,Burtinle, Galdogob iyo Bandarbayla, waxay hada ugudbayaan wajiga ciribtirka cudurka malaariyada” ayuu yiri wasiirka

Wasiirka ayaa sidoo kale raja fiican ka muujiyay in magaalooyinka kalena lagu guulaysan doono dabar-goynta xanuunkaas duumada.

PUNTLAND POST

The post Puntland: Shan degmo ayaa laga dabar-jaray xanuunka duumada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this