Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo warbixin ka dhrgaystay Taliska Booliiska

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Puntland .

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga Mudane Cabdisamad Gallan, Taliyaha Ciidanka Booliska Mudane Gen. Maxamed Cali Xaashi, Taliye-xigeennada iyo qeybaha kala duwan ee Saraakiisha Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha ayaa warbixin Amni iyo shaqada Booliska ee socota ka dhegaystay Taliska Ciidanka Booliska, wuxuu Madaxweynuhu boggaadiyay sida Ciidankeenna geesiyaasha ah ay har iyo habeenba ugu heelan yihiin sugida Amniga, isagoo faray in ay sii dardar geliyaan gudashada waajibaadkooda.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo warbixin ka dhrgaystay Taliska Booliiska appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this