Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Jubbaland oo Kulan La Qaatay Haweenka Degmada Dhoobley

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta la kulmay ururka haweenka ee Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose,madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaayo ay gaareen magaalada.
Haweenka Degmada Dhoobley oo dadaalo badan ku bixiya dib usoo celinta bilicda magaalada laf-dhabarna u ah bulshada ayaa Madaxweynaha Jubbaland waxa ay oga warbixiyeen howlaha ay ka qabtaan Degmada, baahiyaha ka jira iyo hormarada.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Degmada ay hadda kadib heli doonto adeegyada muhiimka ah ee lagu hormarinayo bulshada qeybaheeda kala duwan gaar ahaan haweenka, Caruurta iyo dhalinyarada, kadib aqoonsigii ay heshay.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this