Sign in to follow this  
Deeq A.

Kharashka xajka ee waddamada Carabta sanadkan 2022/1443

Recommended Posts

Deeq A.   

Kharashka xajka ee waddamada Carabta sanadkan 2022/1443

kacba.jpg

Kharashka xajka ee sanadkan ayaa sare u kacay inta badan waddamada Carabta, iyadoo lagu kala duwan yahay marka loo eego sanadihii hore. Waxaan u sabab ah sicir bararka caalamiga ah iyo Sucuudiga oo kordhiyey saamiga cashuurta (200%) kana dhigay 15%. halkii ay ka ahayd 5%. Qadar ayaa kaalinta koowaad ka gashay dalalka Carabta ee ugu kharashka badan dhinaca xajka, iyadoo celcelis ahaan qiimaheedu dhan yahay 10,971 oo doolar halka Cumaan ay noqotay dalka ugu karashka yar xajka (1,797 oo doolar). Dalka Liibiya xukuumadda ayaa tukanka u ridatay bixintay kharashka xujayda.
1- Qadar: $10971
2- Imaaraatka: $10821
3- Tunisia” $9884
4- Lubnaan: $9000
5- Morooko: $7698
6- Kuwayt: $7578
7- Baxrayn: $7559
8- Masar: $6910
9- Falastiin: $6234
10- Morotaaniya: $6106
11- Aljeeriya: $5853
12- Suudaan: $5447
13- Ciraaq: $3825
14- Suuriya: $3700
15- Yemen: $3416
16- Sacuudiga: $3198
17- Urdun: $2961
18- Cumaan: $1797
Source: Arabi21
Waxa diyaariyay Khadar Dhaaciye

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this