Deeq A. Posted June 27, 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay wasiiro cusub 1. Axmed Aadan Axmed Buuxane Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. 2. Cabdiqaadir Iimaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha.3. Maxamuud Warsame Jaamac Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta. 4. Maxamuud Jaamac Warfaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga. 5. Yurub Abiib Cabdi Cumar Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Beeraha. 6. Cabdulmajiid Ibraahim Muumin Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska. 7. Mukhtaar Maxamed Cali Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada. 8. Guuleed Muuse Galaal Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka. 9. Xamse Cabdi Ibraahim Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada. 10. Maxamed Xuseen Axmed Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Caymiska Qaranka. 11. Muuse Jaamac Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka. 12. Fowsi Maxamed Faarax Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta. 13. Khadar Ibraahim Maxamed Agaasimaha Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay wasiiro cusub appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites