Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay wasiiro cusub

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1656324990914.jpg?resize=720%2C47

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa  magacaabay wasiiro cusub

1. Axmed Aadan Axmed Buuxane Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.

2. Cabdiqaadir Iimaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha.

3. Maxamuud Warsame Jaamac  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta.

4. Maxamuud Jaamac Warfaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha  iyo Horumarinta Kalluumaysiga.

5. Yurub Abiib Cabdi Cumar Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Beeraha.

6. Cabdulmajiid Ibraahim Muumin  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska.

7. Mukhtaar Maxamed Cali Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada.

8. Guuleed Muuse Galaal  Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka.

9. Xamse Cabdi Ibraahim  Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada.

10. Maxamed Xuseen Axmed  Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Caymiska Qaranka.

11. Muuse Jaamac Maxamed  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.

12. Fowsi Maxamed Faarax Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta.

13. Khadar Ibraahim Maxamed Agaasimaha Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay wasiiro cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this