Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo Garoowe ugu yeeray Taliyaasha Qeybaha Booliiska Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Graoowe ugu yeeray dhammaan Taliyaasha Qeybaha Booliiska Gobollada Puntland.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu kulan gaar ah oo ku saabsan xaaladda Amniga la yeesho Taliyaasha kala duwan ee Qeybaha Booliiska Gobollada Puntland.

Magaalooyinka Puntland qaarkood ayaa maalmihii u danbeeyay laga soo sheegayay kooxo cabtooy ah kuwaas khalkhal gelin amni ka wada.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo Garoowe ugu yeeray Taliyaasha Qeybaha Booliiska Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this