Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Amniga Puntland oo Baarlamanka looga yeeray

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Amniga Puntland ayaa maanta looga yeeray xarunta Baarlamanka si su’aalo looga weydiiyo xaaladda guud ee Amniga Puntland.

Wasiirka oo ay weheliyaan Taliyaasha Ciidamada Booliiska iyo Daraawiishta ayaa lagu wadaa in uu hortago xildhibaannada Baarlamanka Puntland.

Taliyaasha ayaa sidoo kale xildhibaannadu su’aalo ka weydiin doonaan xaaladda Amniga gudaha iyo Difaaca Puntland.

PUNTLAND POST

The post Wasiirka Amniga Puntland oo Baarlamanka looga yeeray appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this