Sign in to follow this  
Deeq A.

Rag bucad-badeednimo ugu xirnaa Cumaan oo ka soo degay dekedda Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Dekedda magaalada Boosaaso waxaa maanta ka soo degay 17 nin oo Soomaali ah oo muddo burcad-badeednimo ugu xirnaa dalka Cumaan.

Ragan oo dhalinyaro u badan ayaa Cumaan ku xirnaa muddo ka badan 12 sano, waxaana maxkamadda ku taalla dalkaas ku xukuntay xabsi daa’in sida ay sheegeen, kaddib markii lagu eedeeyay falal burcad-badeednimo.

17-kan nin waxaa lagu soo daayay dadaalo ay sameysay safaardda Soomaaliya ee Cumaan, waxaana weli dalkaas ku xiran dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku eedeysan burcad-badeednimo.

FB_IMG_16561697557749580.jpg?resize=720% FB_IMG_16561735464078458.jpg?resize=720% FB_IMG_16561735542063843.jpg?resize=720%

PUNTLAND POST

The post Rag bucad-badeednimo ugu xirnaa Cumaan oo ka soo degay dekedda Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this