Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumada Muuse Biixi oo Ergada Dhexdhexaadinta Khilaafka S/land ka aloosan u jeedisay inay Faraha kala baxaan….

Recommended Posts

Deeq A.   
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta markale u sheegtay ergada dhexdhexaadinta in ay faraha kala baxaan soo gelista hawshan oo ay ku koobnaadaan keliya shaqada dhaqanka iyo beelaha.
Badhasaabka gobolka Maroodijeex oo farriin warbaahinta uga diray ergada ayaa ku adkeeyay in ay shaqadan uga baxaan golaha guurtida.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this