Sign in to follow this  
Deeq A.

Barlamaanka Somalia oo Codka kalsoonida Siiyey Ra’iisal-wasaaraha M/weynaha Somalia Mgacaabay Dhawaan

Recommended Posts

Deeq A.   
ildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku meelmariyay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, Xildhibaan Xamze Cabdi Barre. Dhammaan xildhibaannadii soo xaadiray kulanka ayaa gacmaha u taagay, ma jirto cid ka aamustay ama diidday.
290327937_1444838622644322_6606863704131
290404091_1444838662644318_1627745719389

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this