Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ansixiyay Raysal Wasaaraha Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa si buuxda codka kalsoonid ah u siiyay Raysal Wasaaraha cusub ee Xamse Cabdi Barre.

Dhammaan xildhibaanada 220-ka ee soo xaadiray kalfadhiga ayaa u codeeyay Raysal Wasaaraha, mana jirin qof diiday ama cid ka aamustay.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa goobta ku dhaariyay Raysal Wasaaraha cusub.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this