Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisulwasaare Xamse oo Golaha Shacabka Hortagayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in maanta uu codka kalsoonida ah xildhibaannada golaha shacabka u waydiiyo ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka Xamse Cabdi Barre.

Kulan ay maanta xarunta villa Hargeysa ay isugu imaanayaan mudanayaasha golaha shacabka, ayaa lagu in uu hor imaado ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka, halkaas oo codka kalsoonida ah xildhibaannada ku siinayaan.

Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa in fariintiisa kalsooni siinta ra’iisulwasaaraha uu u soo gudbiyo guddoonka golaha shacabka, maadama madaxweynuhu kulanka uusan ka soo qayb gali karin sababa la xiriira caabuqa corona virus oo madaxweynaha laga helay.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this