Qurac&qansax Posted June 25, 2022 Aqalka Sare oo maanta meel mariyey xubnaha guddiga dastuurka ku metalaya - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay gudaha magaalada Muqdisho, waxaana shir... How on earth Jubaland has two memebers and Puntland does not have one. Puntland is the mother of the constitution, the mother of federalism, the mother of Somali Unity that HSM is now enjoying it. The Garoowe I and Garoowe II architecture. Waxaa ka soo baxaya dhoor arimood 1. Gudoomiye Cabdi Xaashi he is part of the problem 2. The Current admisntation HSM and the Beesha Unuku waxay is tuseen in Punland ay danahooda dastoorka carqalad ku tahay 3. The Current admisntation HSM and the Beesha Unuku waxay is tuseen sida kaliya oo Puntland loola dagaalami karo in ay tahay in ayaga iyo Jubaland lakala geeyo, laguna kala geeyo, Jubaland oo loo bursi (qeeb) badaniyo, Puntlandna la qadinayo. Madoobe ma yeeli doonaa, his true color will comeout soon. 4.The Current admisntation HSM and the Beesha Unuku wax yaabaha ay rabaan in ay dastuurka mariyaan oo Puntland ka soo horjeedo waa Maaqimka Xamar ama Banaadir. Puntland waxay rabtaa Xamar loo wada dhanyahay, dadka xoolahoodii xooga lagu hayso la soo celiyo. Xamar ay nooqato meel district sida Washingtown or Ottawa, oo federalka hoos tagta oo loo wada dhanyahay. 5. HSM has not learned anything from the past. The reason, HSM I and Farmaajo has not acheived much is becuuse they sidelined Garoowe. The reason Shariif who was dugsi quraan teacher acheived more, was becuase he did not see Puntland as an enemy but a force of good.   Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted June 25, 2022 aqalka sare, represents the state and the state interest. Is not for 4.5 qabiil interest  that is why odayaal qabiil aysan u soo dooran aqalka sare, but the state presidents, so can not say Jubaland represent the interest of both D Blocks. It is not la jiifiyaana banaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites