Deeq A. Posted June 25, 2022 Ethiopia litre-ka petrolka ahi waa $0.7, innagana waa $1.3. 1. Laba dal oo deris ah ayeynu nahay 2. Laba dal oo shidaalka la soo dega ayeynu nahay Bal haddaba, Maxaa inna kala duway, ee innagana qiimihiisii cirka innagu geeyey iyagana caadi waxoodii ka dhigay? Abwaan xasan daahir weedhsame. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites