Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya oo laga helay Xanuunka COVID-19

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmiya u xaqiijiyay in laga helay xanuunka COVID-19.

Qoraal kooban oo la soo geliyay barta Facebook ee Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu xaqiijiyay warkan oo maalmihii u danbeeyay baraha bulshada laga hadal-hayay.

“Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee sharafta leh la wadaaggayaa in baaritaanno la igu sameeyay maanta lagu xaqiijiyay in la iga helay COVID-19”

“Intaas waxaa dheer, inaan caafimaad qabo oo aan sii wadi doono shaqada aan u hayo qaranka iyo umadda Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri qoraalkaas.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Soomaaliya oo laga helay Xanuunka COVID-19 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this