Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir ku saabsan cagaarinta caasimadda oo Garoowe lagu qabtay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1656058436118.jpg?resize=720%2C54

Shir ku saabsan dardar-gelinta barnaamijka cagaarinta caasimaddda ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe.

Mas’uuliyiinta dowladda hoose iyo dhammaan guddoomiyaasha xaafadaha Garoowe ayaa ka shiray dardar-gelinta barnaamijkaas.

Shirka ayaa lagu soo bandhigay wacyi-gelin la xiriirta dhiraynta magaalada iyo ilaalinta dhirtii horay loo beeray.

Mas’uuliyiinta ayaa shacabka ku dhaqan Garoowe ugu baaqay in laga qayb-qaato dhiraynta iyo cagaarinta caasimadda.

PUNTLAND POST

The post Shir ku saabsan cagaarinta caasimadda oo Garoowe lagu qabtay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this