Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 12, 2023 On 7/8/2023 at 3:57 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Waa dabkii labaad suuqa Jigjiga ka dhaca in four months. Dababkaan gacmo shisheeye ee la dagaalamaayo, curyaaminaayo ganacsiga ummadda Soomaaliyeed ayaa ka dambeeyo, no doubt about this. And these fires always start late at night - Muqdisho, Jigjiga, Hargeysa, Gaarisa, Wajeer... Haddaa dukaamo waa weyn ku leedihiin Boosaaso, Baydhabo, Kismaayo, suuqyadiina habeenkii ilaalsada. Sidaa ka digay weyba dhacday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted July 12, 2023 Somalidu dad wax bartay maaha , sheekhay ugu ixtiraaamka badan yihiin baan eegay , waa sheekh mustafe , weligii xitaa buug muu qorin , wuxu soo bawsaday uunbuu laxan macaan saara. Waxa la odhan karaa waa laxamiiste fiican , isagaaba la qaatay oo aqoonyahan ma sheegto , waxa kasii daran kuwo sheegta aqoon yahamiin oo aan hadana lahayn capacity ay Ku dersaan dabkan laynagu salliday . Waxan soo jeedinaya inaynu soo kiraysano khubaro caalamiya oo waxan baadha. Atleast danbaska hala preserve gareeyo. Bal fooqaa dhanee gubanaya eega waxad mooda in gaas lagu rusheeyey. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted September 19, 2023 One is assuming too quickly that these fires have been intentionally lighted. I have issue with this for two reasons, one is ignoring fate(Qadar) and second one is excluding perhaps the most rational of reasons that could play a role, such as climate change. So wondering to what extend the changing climate(increasing temperatures), crowding of urban and market spaces, increased quantity of products present(material wealth?), more electric and inflammable materials (bad quality) present, and bad electrical wiring play could perhaps have played a bigger role? Those familiar with Somali markets, could perhaps shine a light at the trends and changes they have observed over the years. And perhaps it would be good to look at the trends in markets in similar countries with hot arid climates who also have unregulated and informal markets. After all increasing temperatures and heat waves have caused an increase in wild fires all over the world, and perhaps markets are at most risk in Somalia, whereas in other countries it’s forests, grass lands, or suburban neighborhoods that are at risk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 18, 2023 Jimco kale iyo dab kale. Maxee Jimco u gubtaan? Meesha gacmaa ku jiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites