Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 23, 2022 Secessionist reporter lying through his thick teeth. Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay danjiraha Faransiiska ee Kenya Kulan ay yeesheen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo danjiraha Faransiiska ee Kenya Aline Kuster-menager, ayaa lagaga wada hadlay, doorashooyinka, iskaashiga ganacsiga iyo wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Danjire Menager iyo saraakiil kale oo ay hor kacaysay oo Somaliland safar ku yimid, ayaa madaxweynanaha Somaliland kala hadlay arrimo ay ugu mudanyihiin iskaashi ganacsi oo Somaliland iyo Faransiiska dhexmara, lakiin aan la faah faahin wuxuu yahay, wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya oo mudo istaagay iyo doorashooyinka, sida madaxtooyadu sheegtay. "Waxaana kulankaasi lagaga wada hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen xidhiidhka ka dhexeeya labada dal, sidii loo xoojin lahaa, doorashooyinka ku soo fool leh Somaliland, iskaashiga dhinaca ganacsiga iyo wada hadalada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya ee hakadku ku yimi. Kulankaasina wuxuu ku soo dhamaaday Isfahan iyo wadashaqayn". Xubnaha waftiga ayaa ka koobnaa La-taliyaha Siyaasada, Lucile CARREZ, Madaxa Adeegga Dhaqaalaha Gobolka ee Bariga Afrika iyo Badweynta Hindiya, Jerome BACONIN, La-taliyaha Maaliyadda ee Gobolka, Heloise TOURNOUX, Madaxa Wakaaladda Horumarinta ee Gobolka Bariga Afrika, Caroline ABT iyo danjire MENAGER. Dhinaca kale, madaxweynaha waxaa kulanka ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Ciise Keyd Maxamuud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 23, 2022 Meantime from the ambassador's Twitter page: The reporter deliberately leaves out the Soomaaliya part. Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted June 23, 2022 Because we know better. We do not recognise Qooto-Qooto ambassadors to a failed non-existent state. Probably you can fool those who do not know better. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 23, 2022 Why on earth would we mention the most failed state in Africa . No one wants to associate with that Quote Share this post Link to post Share on other sites