Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo Boosaaso ka wada maxkamadaynta dad loo haysto Al-shabaab iyo Daacish

Recommended Posts

Deeq A.   

Puntland ayaa magaalada Boosaaso ka bilowday Barnaamijka lagu magacaabo Af-meer ee la-dagaallanka Al-shabaab iyo Daacish.

Barnaamijka oo todobaadkan bilowday ayaa lagu wadaa in uu soo bandhigo shabakado kala duwan oo ku eedaysan kooxahaas.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa la filayaa in ay dhowaan ka soo muuqdaan shabakadahan oo loo haysto dilal iyo qaraxyo ka dhacay Boosaaso.

Barnaamijkan ayaa horay looga sameeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug halkaas oo ay ka dhici jireen dilal iyo qaraxyo joogto ah.

PUNTLAND POST

The post Maxkamadda Ciidamada Puntland oo Boosaaso ka wada maxkamadaynta dad loo haysto Al-shabaab iyo Daacish appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this