Sign in to follow this  
Deeq A.

F.C.Waraabe oo Nairobi kula kulmay Masuuliyiin xilal sarsare ka soo qabatay Somalia.

Recommended Posts

Deeq A.   

F.C.Waraabe oo Nairobi kula kulmay Masuuliyiin xilal sarsare ka soo qabatay Somalia.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay masuuliyiin xilal ka soo qabatay dawladda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin laba Raysalwasaare oo hore Cabdiwali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid iyo sidoo kale Raysal wasaare ku xigeen hore Ridwaan Xirsi.
Lama ogo waxay ka wadahadleen masuuliyiintani laakiin waxa xusid mudan in hore Guddoomiye Faysal ula kulmay madax dawladda Soomaaliya ka mid ah isagoo aan caddayn ujeedka kulamadaas.
289648859_4824539757651124_2360716494732
289751687_4824539847651115_6770968177108

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this