Sign in to follow this  
Deeq A.

Ruushka oo Hanjabaad U Diray Dal Ka Tirsan Yurub

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Moscow ayaa canjabaad dusha kaga tuurtay dal ka tirsan qaaradda Yurub, kaas oo ay uga digtay in uu xayiraad saaro badeecadaha u kala goosha dalkiisa iyo dalkaas.

Lithuania  oo kamid ah dalalka ku teedsan qaaradda Yurub ayuu Putin ku amray in aysan wax ishor istaag ah ku sameynin badeecadaha ka kala gudba gobalada Baltic  iyo  Kali-ningrad.

Sarkaal ka tirsan ciidamada Ruushka oo lagu magacaabo Nikolai Patrushev, ayaa sheegay in saamayn ay dadka Lithuania , ku yeelan doonto haddii talaabbo xayiraad ah ay qaadaan.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this