Deeq A. Posted June 22, 2022 Xukuumadda Moscow ayaa canjabaad dusha kaga tuurtay dal ka tirsan qaaradda Yurub, kaas oo ay uga digtay in uu xayiraad saaro badeecadaha u kala goosha dalkiisa iyo dalkaas. Lithuania oo kamid ah dalalka ku teedsan qaaradda Yurub ayuu Putin ku amray in aysan wax ishor istaag ah ku sameynin badeecadaha ka kala gudba gobalada Baltic iyo Kali-ningrad. Sarkaal ka tirsan ciidamada Ruushka oo lagu magacaabo Nikolai Patrushev, ayaa sheegay in saamayn ay dadka Lithuania , ku yeelan doonto haddii talaabbo xayiraad ah ay qaadaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites