Deeq A. Posted June 22, 2022 Berberaay is weydii ? Berbera iyo Jabuuti waa isku xaalad xagga Xorriyadda ra’yiga 31 Sano waxa dan ku Muxaafid ka dhigay waa in dadka lagu gumeynaayo xoogooda, waa in si dhaba dadku u xisaabtamaan oo lays weydiiyaa baahiyaha Bulsho iyo adeegyada maxaa innaga maqan? Berbera maxaa loogu noolaan kari waayay 12 bilood ee sannadka dadkuna u yahay geedi aan dhammaad lahayn? dhallinyarada shaqo la’aantu hayso khayraadkooda maxaa looga faa’ideyn waayey ee fursadaha muhiimka ah ka dhigay qaar safaariya? Afkaarta siyaasiga ah maxaa Muxaafidka ku faruir xidhay iyagoon ku qabin dan ka duwan ta Deegaanada kale? $15 Milyan ee kabka ka soo gaadha maxaa loogu qabtaa sannadkii? ma dhir laamida la raaciyo ayay Berberi u baahantahay mise nolol dhaba oo loo abuuro danyarta iyo Bulshada? waaxaha muhiimka ah ee ilaha dhaqaalaha Berbera dadka looso magacaaba maxaad uga qatan yihiin dhallinyarada Berbera ku nool? Mohamed Sidik – Dhamme Qaran News Share this post Link to post Share on other sites