Deeq A. Posted June 22, 2022 Halyeeyo Qaran Jira oo Jooga ! Waxaad tihiin Nuur usoo bidhaamay Ummad Sodon sanadood u Rabbi tuugaysay in uu Allah siiyo dhalinyaro Geesiyaal ah oo Qarankooda ku hogaaminaya jidkii horumarka, oo la dagaalama lunsiga hantida Qaranka, lana xisaabtama masuuliyiinta Xilalka Qaranka loo dhiibay. Waxaad haysataan Kalsoonida Shacbiga reer Somaliland ee gudo iyo debedba ku nool. Hawshiina sii laban-laaba. Garabkiina ayaan Taaganahay Kaysar Maxamed Qaran News Share this post Link to post Share on other sites