Deeq A. Posted June 21, 2022 Maxamed Aflahar Guddoomiyihii xisbiga UCID ee gobolka Sool ayaa goordhaweyd lagu dilay magaalada Laascaanood, Marxuumka ayaa sidoo kale soo noqday xubin kamid ah Golihii hore ee deegaanka Laascaanood. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites