Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaalada bani’aadanimo oo Xabsiga Madheera taal !

Recommended Posts

Deeq A.   

Xaalada bani’aadanimo oo Xabsiga Madheera taal !

Waxa ku xidhan Xabsiga Madheera Maxbuus Daahir Qaasin Cabdalle, da’adiisu waa 45 jir, wuxuu xidhnaa 16 sano, wuxuu u xidhan yahay Mag qiimaheedu yahay $2000, Somaliland kuma laha ehel iyo qaraabo ka bixiya Magta uu u xidhan yahay muddada dheer. Daahir wuxuu kasoo jeeda Qoomiyadda Oromada ee dalka Itoobiya, wuxuu haystaa Diinta Islaamka. ummad ahaan xilbaa innaga saaran xorriyadda Daahir. waxaan ka codsanayaa Muxsiniinta iyo dadka wanaaga jecel in ay iska kaashadaan Furdaaminta Daahir. Xafiiska Xuquuqal Iinsaanka Qaranka waxaanu u diraynaa qaylo dhaan in Maxbuuska loo gurmado.
Maxamed Sidiiq .
May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this