Sign in to follow this  
Deeq A.

Askari ka tirsan ciidanka Millatari Somaliland oo xalay lagu dilay Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle haw naxariistee maydka askari milatari ah oo ka tirsan ciidamada soomaliland ayaa hada la keenay Cisbitaalka weyn ee Hargeysa, waxaana siday wararku sheegayan marxuunka dhintay lagu dilay xaafada Qandahaar ee Caasimada Hargeysa.


Askariga dhintay ayaa wuxuu gacantiisa ku baxay qof shacab ah oo uu dhex maray gacan kahadal isagoo marxuunka dhintay uu sabab u noqday dhimashadiisa Ka dib markii uu jilibkiisa Wadnaha Kaga dhuftay qofka shacabka ahi.


Xigasho: Sharmaarke Cumar

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this