Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 20, 2022 Mahadcelin iyo lacag baryid loo aaday Imaaraadka. Xasan Sh. still has bot met daljiraha Turkiga oo dalka kaliya waxwabad la arki karo Soomaaliya u sameysay. Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta u ambabaxay safarkiisii ugu horeeyay ee dalka dibadiisa ah Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta u ambabaxay dalka isutaga Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa ayaa martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isutaga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid. Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu qaadan doono labo maalmood, kaasoo ku qotoma xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, fududeeynta isku socodka, ganacsiga iyo sare u qaadista iskaashiga labada waddan oo mudooyinkii dambe yara xumaa. Safarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya safarkiisii ugu horeeyay ee uu ugu ambabaxo dalka dibadiisa tan markii loo doortay xilka madaxweynaha Soomaaliya 15-kii bishii May ee sanadkaan 2022. Si kastaba ha ahaatee waxaa xusid mudan in shalay uu safar dibada ah u baxay gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, waxaana sida dastuurka dalka qoran kusime madaxweyne sii ahaan doono inta ay dalka dib ugu soo laabanayaan madaxda dalka, gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Xaaji Samatar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 20, 2022 Baahane is with him, kaasi weli ma tuugsan? Mise abaal marin buu rabaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 22, 2022 Has anyone seen the president? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 22, 2022 This is getting very fishy and shady. He is being programmed by certain intelligencies. No photos and videos released. Top issue is xiriirka dalka Qadar loo jaro. Taas muu ka caga jiiday and was taken hostage, a la Maxamed Salmaan of Sacuudiga-style. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted June 22, 2022 HSM is in Jerusalem as the guest of Yahuudis. Madaxweyne dunida heshiis la ah, and all that. Wax walba ka filo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 22, 2022 1 hour ago, Dhagax-Tuur said: HSM is in Jerusalem as the guest of Yahuudis. Madaxweyne dunida heshiis la ah, and all that. Wax walba ka filo. He secretly visited there in 2016, HSM, is sociopath and does not care about Somalis. Wax walba ka filo Quote Share this post Link to post Share on other sites