Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda Duulista Rayidka Oo War Ka Soo Saartay Khatar Ka Jirtay Garoomada Dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’adda duulista rayidka ayaa jawaab ka bixisay war ka soo yeeray guddiga diyaaradaha Soomaaliyeed, kuwaas oo sheegay in ay sameeyeen shaqo joojin ku aaddan duulimaadyada gudaha dalka.

Qoraal ka soo baxay hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in ay mas’uul ka yihiin badqabka garoomada dalka, sidaas awgeedna ay dhamaan badqabaan garoomada.

Hay’adda ayaa sidoo kale sheegtay in aysan jirin wax khatar ah oo ka jira garoomada diyaaradaha ee gobalada dalka, oo ay badqaaban.

SCAA.png

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this