Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiillada Oo kala diray Komishankii Tamarta Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa kala diray Komishankii Tamarta Somaliland, iyagoo sheegay in magacaabistoodu sharciga khilaafsan tahay.

Golaha Wakiillada ayaa madaxweynaha ugu baaqey in uu dib usoo magacaabo xubnaha Komishanka.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli dhawaan ay Komishanka Tamartu joojiyeen qiimo kordhin ay sameeyeen shirkadaha Korontada Somaliland, arrintaasi oo khilaaf ka dhex abuurtay Komishanka iyo Shirkaddaha Korontada.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this