Sign in to follow this  
Deeq A.

Wadahadalka Maayir Mooge &Warancade ee Xukumada Muuse Biixi & Anaga ka qayb gali mayno 

Recommended Posts

Deeq A.   
Wadahadalka Maayir Mooge iyo Warancade ee Xukuumada iyo Anaga kama qayb galayno Sidaa waxa yidhi mucaarad ka
Qoraalka ka soo baxay ayaa ahaa sidan
“Ciidan beelaysan oo masuuliyiintayada ilaalinayaa ma jiro. Mayorka iyo la taliyaha Madaxweynuhu iyagaa is xilqaamay waxa kaliya ee aanu kala hadalay waa illaalada masuuliyiinta ee la ruqseeyey. Wada hadal aanu kala xaajoonayna ma jiro.
Anagu kaliya waxaanu kalsooni siinay Ergada 31 oday oo aanu jawaabtooda maanta ilaa beri sugayno.”
galaal.jpg
Maxamuud Aadan Jaamac “Galaal”
Xoghayaha Warfaafinta – xisbiga WADDANI

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this