Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoraa Sugaan ku cabiray Hubaaleyn ay wadaan Waracade & maayir Mooge

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraa Sugaan ku cabiray Hubaaleyn ay wadaan Waracade & maayir Mooge

caraale-293x300.jpg

Hebeloow iswanaaje ama waad hana qaadi amba waad ku hagaasi hadalna wuu ku yaraan, nin hareer fadhiyowna hadal kuma banaanoo hunguraa ku eryaayee iska soo humbul lee.
Hadda wayba caddaane ma Hormood West Burco Clan iyo ragga haybta ku sheegta Hargeysaanu degnaa iyo hillaab lay xidhaybaa?
Ma rag Muuse haleelay oo hantidiisa ah baa?
Ma hoosasin cadoo habeen loo gabanbaa?
Hayaay qaylo dhacaysa rag ku huursan Madheera iyo
Horseed kii Banu haashin,
Cirro loo hanjabaayo iyo hablihii la garaacay idinkoo meel ku hubsan hadal baan furinaa iyo hawhawda rag la haystow hiyigiina ka saara hawl dadkoo dhan u taal.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this