Sign in to follow this  
Deeq A.

Saladiintii Beesha Arab oo ka cudur daartey kulan M/weyne Muuse Biixi ugu yeedhay

Recommended Posts

Deeq A.   
Saladiintii Beesha Arab oo ka cudur daartey kulankii madaxweyne Muuse .
arab-1-e1655640079900.jpg
Afar suldaan oo ka kid ahaa 5 suldaan oo lagu casuumay kulan uu maanta madaxweyne Muuse Biixi la yeelan lahaa Beesha Arab ayaa saaka ka cudur daartey kulankaas .
Afartan suldaan ayaa kala ah .
1.Ugaas guud ee Arab .
2. Suldan Xussen .
3. Suldaan Kayse Bade .
4. Suldaan Xussen Cabdiqadir .
Kulankan waxaa ka qeyb galay dhinac madax dhaqameedka Hal suldaan iyo 5 caaqil .
Dhanka kale waxaa xusid mudan in dalka ay ka maqan yahiin saladiintii Guud ee Beesha Arab oo kala
1. Sul. Cabdiraxmaan , Sul Cumar , Sul.Maxamed .
2. Sul. Barre Xaaji Xussen.
Xigasho ilays news

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this