Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaglatoosiye oo Arrinta Daaha dabadiisa ee Kulmiye Fashiliyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Xaglatoosiye oo Arrinta Daaha dabadiisa ee Kulmiye Fashiliyey

“Walaahi idinka yeeli mayno Madaxwayne xanta socota dhex ka noqo arrinta Ururrada Siyaasadda. Waxa faro gelin ah idinka yeeli mayno.
Marka Tartanku bilowdo waa in ay Xukuumaddu dhex ka noqoto, xaq uma lihidin inaad kala jeclaysataan, ” Saleebaan Xaglo Toosiye
Xaglatoosiye ayaa ogaaday in laga dulguuray marku iska dhex arki waayay Sawirka kuwa xaybka Kulmiye haysta… Wa Khilaaf horle iyo Hinaase Ururada ka dhex aloosmay markii qaar iska arkiwaayeen faraqa Xaynka Kulmiye
May be an image of 7 people and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this