Sign in to follow this  
Deeq A.

Ajandaha Kal-fadhiga 50aad ee Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ajandaha Kal-fadhiga 50-aad ee Baarlamanka Puntland oo Khamiistii la ansixiyay ayaa la shaaciyay saaka oo Sabti ah.

Ajandaha ayaa ka kooban 17 qodob oo ay ku jiraan kuwa xasaasiya sida xaalufka degaanka iyo dhoofinta dhirta oo dhibaato daran ku haysa degaannada Puntland.

Arrinta la xiriirta heshiiyada dekedda Boosaaso iyo garoomada Puntland ayaa sidoo kale kamid ah Ajandaha Baarlamanka.

Halkaan ka akhriso Ajandaha

2-4.jpg?resize=679%2C960&ssl=1 3-1.jpg?resize=679%2C960&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Ajandaha Kal-fadhiga 50aad ee Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this