Sign in to follow this  
Deeq A.

Roob laxaad leh oo dabayl wata ayaa caawa ka da’ay Magaaladda Hargeysa+Khasaaraha

Recommended Posts

Deeq A.   
Roob laxaad leh oo dabayl wata ayaa caawa ka da’ay Magaaladda Hargeysa.
Roobknan ayaa inta badan magaaladda ka da’ay.
Inta la og yahay labo ka mid ah taawarada Isgaadhsiinta ee shirkadda Somtel ayaa soo dhacay kuwaas oo aan gaysanin wax khasaare ah.
287248797_1438872746574243_7414692996185
288861294_1438872636574254_3954698788955

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this