Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Hargeysa oo saaka la hor keenay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa saaka la hor keenay masuuliyiinta Xisbiga WADDANI iyo wariyeyaal ilaa Khamiistii hore ku xidhnaa jeelka Mandheera.


Maxkamadda ayaa masuuliyiintan u jartay 7 cisho oo rumaan ah (xabsi ku sii hayn).


Musharraxa madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Cirro, guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo madaxda kale ee xisbiga ayaa goobjoog ka ahaa maxkamadda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this