Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo maanta lagu wado in uu dib ugu laabto Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto caasimadda Garoowe.

Madaxweyne Deni ayaa maalmihii u danbeeyay joogay Muqdisho halkaas oo uu kaga qayb-galay caleema-saarkii madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Puntland ayaa la filaya in uu si rasmiya u furo  kalfadhiga 50-aad ee golaha wakiilada Puntland oo lagu wado in uu furmo maalinta berri ah ee ku beegan 15-ka June 2022.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo maanta lagu wado in uu dib ugu laabto Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this