Sign in to follow this  
Deeq A.

Gen.Indho-yare oo shirka Ceerigaabo uga socda Beeshooda ku tilmaamay dhagar siyaasadeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Gen.Indho-yare oo shirka Ceerigaabo uga socda Beeshooda ku tilmaamay dhagar siyaasadeed

Generaal Indho-yare, oo caawa Warbaahinta Badhan kula hadlay ayaa sheegay in aanay Somaliland tegikarin bariga gobolka Sanaag “ Badhan iyo agagaarkeeda.
Gen.Indho-yare,ayaa shir dhaqameedka Ceerigaabo ka socda ku tilmaamay dhagar siyaasadeed oo deegaamadooda Somaliland la doonayso.
May be an image of 4 people and outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this