Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay in Aarre Saleebaan loo haysto in uu aflagaadeeyay madaxweynaha Jabbuuti.

Recommended Posts

Deeq A.   

Aarre Saleebaan Cawleed, oo ah Wiil reer Jabbuuti oo Gabilay ku xidhan ayaa lagu soo eedeeyay in loo haysto in uu aflagaadeeyay madaxweynaha Jabbuuti isagoo ku sugan gudaha Somaliland.

Warqadda Eedda ayaa lagu sheegay in Aarre, madaxweynaha Jabbuuti ku tilmaamay “ Dilaa” iyo weliba in uu shayaadiinta la shaqaysto.

Sidoo kale xeer Ilaalinta ayaa Aarre, ku soo oogay eed ah in uu Aflagaadeeyay qoyska madaxweyne Geelle.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this