Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuse Biixi waxaan kula talinayaa inuu iscasilo ….. F.C.Waraabe

Recommended Posts

Deeq A.   
Muuse Biixi waxaan kula talinayaa inuu iscasilo …” Faysal Cali Waraabe
” Mudaharaadka Ceerigaabo Ee aan cidna soo abaabulin, wuxuu muujinaya sida Madaxweyne Muuse u lumiyey kalsoonidii Shacbiga JSL.
Waxan kula talinayaa saaxiibkay
in uu iscasilo , kuna wareejio xilka inta u hadhay Ku Xigeenkiisa.
Si dalka Looga badbaadiyo fawdo iyo buburbur…”
May be an image of 1 person
mb-3.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this