Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Muse Biixi oo Suldaanka Beesha Warsangeli Salaan & Bariido ugu tegay

Recommended Posts

Deeq A.   

M/weyne Muse Biixi oo Suldaanka Beesha East Sanaag Clan Salaan & Bariido ugu tegay

suldaan-1.jpg

Madaxweyne Biixi iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa caawa isku arkay Ceerigaabo.
Suldaan Siciid oo ah Suldaanka deegaanada bariga Sanaag ayaa intii uu Madaxweynaha ahaa Muuse Biixi aanu wanaagsanayn xidhiidhka Suldaanka iyo Madaxtooyada Somaliland, waxana uu deegaanada bariga Sanaag Suldaanku ku soo dhaweeyay madax badan oo Puntland ka tirsan.
Lama oga in ay natiijo isu soo dhawaanshe ah ka soo bixi doonto kulanka caawa dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this