Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Siciid cudhay oo ka hadlayay saraakiisha sarsare ee ka xidhan Xisbiga Wadani ayaa yidhi……

Recommended Posts

Deeq A.   
Xildhibaan Siciid cudhay oo ka hadlayay saraakiisha sarsare ee ka xidhan Xisbiga Wadani ayaa yidhi
“Muwaadiniintii lagu xidhxidhay sifihii aan sharciga waafaqsanayn 9 kii bisha
Isla 10 kii bishana Madheera loo dhaadhiciyay
Mar ahaantaasina gudida dhexdhexaadintu balan qaaday in la soo daynayo hadii bari la soo dayn waayo macneheedu waa in mucaaridkii la khiyaameeyay gudidiina fashilantahay”.
May be an image of 1 person, wrist watch and indoor

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this