Sign in to follow this  
Deeq A.

Liiska Xubnaha Cusub ee Komishanka Doorashooyinka ee M/weyne Muuse Biixi u Gudbiyey Golaha Wakiilada Maanta

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweyne Biixi ayaa maanta golaha wakiilada Somaliland u gudbiyay xubnaha cusub ee guddida doorashooyinka oo kala ah:
1. Muuse Xasan Yuusuf, oo dhinaca Madaxweynaha ka socda.
2. Axmed Cismaan Xasan, oo dhinaca Madaxweynaha ka socda.
3. Xuseen Cabdi Cali oo dhinaca Madaxweynaha ka socda.
4. Axmed Yuusuf Maxamed, oo dhinaca golaha guurtida ka socda.
5. Faadumo Ismaaciil Cabdi, oo dhinaca golaha guurtida ka socda.
6. Cabdicasiis Xirsi Warsame, oo dhinaca Xisbiga Waddani ka socda.
7. Ibraahim Aadan Cali, oo dhinaca Xisbiga Ucid ka socda.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this